Dhagayso:- Wafdi ka socda Gudiga Farsamada Maamul u samaynta Jubbooyinka oo galabta gaaray Garbahaareey

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya galabta 21/Feb/2013 ay gaareen halkaasi Wafdi ka socda gudiga Farsamada Maamul u samaynta Gobolada Jubbooyinka oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfur galbeed Soomaaliya.

Afhayeen Nuur Sayax Xareed oo goordhow la hadlay Warbaahinta Saadaal Media Warqabadkeeda Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay soo gaareen galabta Magaalada Wafdi balaaran oo iskugu jira Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin kale.

Nuur Sayax Xareed ayaa Tibaaxay Wafdigani markii ay soo gaareen Magaalada in loo gudbiyay halkii ay dagi lahaayeen, wxuna tilmaamay inaysan wali wax kulamo ah la qaadan Wafdiga Maanta soo gaaray Magaalada.

Khadka Telefoonka Magaalada Garbahaareey ayuu ugu Waramay Axmednuur Maxamed oo kamid ah Howl wadeenada Saadaal Media

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

100_8149 Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
100_8171 Dhagayso+Sawiro Kulan Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Boosaaso Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Kadhacay Caasimada Ganacsiga Maamulka Puntland ee Boosaaso Munaasabad Balaaran Taas oo Lagu ...
Ciidamada1 Dhagayso:- Ciidamadda DFS ee degmada B/xaawo oo Gadood sameeyay, iyo Taliyihii Ciidamadda DFS ee g/ Gedo oo la badalay
- May 22, 2013
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka sameeyay degmada Baladxaawo ee ...
DSC06605 Dhagayso:- Xildhibaanadii Mooshinka keenay oo sheegay Awoodii R,W Saacid in uu la wareegay Xasan Sheekh
- May 22, 2013
Kadib markii Maanta dib loo dhigay Mooshinkii ay qaar kamid ah Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ...
xoosh-300x168 Dhagayso:- Xildhibaan C/rixman Xoosh Jabriil oo ka digay Madaxwaynayaasha Faraha badan ee Kismaayo inay Al-shabaab ku biiraan
- May 22, 2013
Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah Mudanayaasha baarlamanka Federaalka Soomaaliya, xubina ka ah ...
images (1) Dhagayso:- Shir Loga Hadlayo Amaanka Saxafiyiinta Somaliyeed oo Ka furmay Addis Ababa
- May 22, 2013
Shir Looga Hadlayo Amaanka Suxufiyinta Somaliyed ayaa ka Furmay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta ...
Baarlama Dhagayso:- Xildhibaan Cabdi Barre oo kamid ahaa Xildhibaanadii Mooshinka waday oo si kulul u eedeeyay Madaxda Dowladda
- May 22, 2013
Mid kamid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka waday Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Saacid oo Saxaafadda kula ...
IMG_2055 Dhagayso:-Baarlamanka Somaliya oo Laalay Mooshinkii laga keenay Saacid
- May 22, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta gollaha shacabka Magaalada Muqdisho Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ...