Dhagayso:- Wasiirka Howlaha Guud oo Waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Saadaal Media
Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska dalka Muxyadiin Kaalmooy oo ku sugan Magaalada Khartuum ee Caasimada dalka Sudan ayaa waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta Saadaal Media.
Wasiirka ayaa ka warbixiyay kulamo uu la qaatay Masuuliyiinta dalka Sudan.
Waxaa Waraystay Xasan Cowke
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








