DR:Si weyn Loga Yaqaanay Magaaladda Boosaaso oo Ku Geeriyday Boosaaso
Waxaa Saaka magaaladda Boosaaso ee Xarunta gobalka Bari Dr Bashiir Cabdilaahi Hoolif o Si weyn loga Yaqnay Magaalo Ganacsiga
Dr Ayaa waxa u ka Howl gali jiray Xarun Lagu Baaro Dadka oo kutaal Boosaaso taas oo lagu Magaacabo Familly Care Clinic Center
Dr Hoolif ayaa ahaa Dr Dawayn Jiray Cudurada guud ee dumarka iyo carruurta kudhaca Dhimashada Dr Waxa Saadaal Media U Xaqijiyeey Eheladda Marxuumka oo ku sugan Magaaladda Boosaaso








