Dhagayso:- Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo shacabka Gobalkaas ugu Baqay In Nabad Galiyada La Ilaaliyo
Cabdi xirsi cali Qarjab gudoomiyaha gobalka nugaal ayaa ka hadlay nabad galiyada magaaladda Garowe ee caasimada Puntland kadib marki magaaladaas jimcadi lagu dilay Sheekh Cabdulqadir Gacmey oo Caan ka ahaa Dalka Somaliya
Shacabka Magaaladda Garowe ayuu ugu baaqay gudoomiyaha in ay lashaqeyaan booliska gobalka Nugaal si loo sugo amaanka halkaas hadalkan ayuu kajediyeey kulan kadhacay magaaladda garowe
Qarjab Waxa u ku Dheeraday Ahmiyada u Amaanka u leyahay Bulshada Reer Garowe isagoo ka hadlay dadla Dilaya Culumadda waxa una shacabka ka Codsay Inay Qabtaan Dadka dila gaysta haday arkaan sidoo kale waxa u shegay In il Gaar ah lagu Eego Dadka Guryaha laga kiraynayo ee an la aqoon.
Hadalka Gudoomiyaha gobalka nugaal ayaa kusoo Beegmaya Kadib markii Maalinti Jimcada ahyd lagu Dilay magaalo madaxda Puntland ee Garowe sheekh Cabdulqaadir Gacmey”oo ahaa Culumada ugu Waaweyn Soomaliya.
Hoos kadhagayso codka Qarjab Ama Riix
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Laki
Saadaalmedia
Gaalkcyo”puntland Somalia








