SAWIRO:Ciyaar Xiiso Badan Oo Galabta Garoonka Yamays Gaalkcyo Kudhex Martay Kooxaha Faluuja iyo Bisha Cas

 

Waxaa Si Toos ah Uga Socda Garoonka Kubadda Cagta ee Yamayska ee magaalada gaalkcyo Waxaana galabta ay Ciyaar xiiso Badan dhex Martay Kooxaha kadhisan Magaaladda gaalckyo oo kala Ah FC Faluuja iyo Sidoo kale FC Bisha Cas iyadoo Ciyaarti galabta ay ahyd Mid Si Heersare u socotay

Kooxahan ayaa Heerka Sadexaad  kujiray waxaana imika lo Diyaarinayaa Heerka labaad ee Koobkan Garoonka yamays ayeey Ciyaartan kadhacaday Waxayna ahyd Mid Xiiso Badan oo Ay kasoo qayb galeen Dadweyne Farabadan

Ciyaartii Galabta ayaa waxaa weraarka waday Koxda Bisha Cas iyadoo ay Labada kooxod ay Filanayeen Guul balse

In kasto Ciyaarta ay ahayd mid aad u xiiso Badan ayaa Waxaa Goolki ugu Horeyeey la hor martay kooxda Bisha Cas iyadoo golka kobaad u u dhaliyeey Shaakay Halka Marki Dambe ay barajeysay waxana Golka bar bar dhaca keenay Cabdifataax waxaana Qaybti Hore ciyaarta lagu kala Nastay 1 iyo 1

Qaybti dambe Ciyaarta ayaa waxaa usuurta gashay kooxda Bisha cas in gool labaad ay kadhaliso Kooxda FC Faluuja waxaana u Sixixay Ciyaaryahanka shaakay oo golka Kobaad marki hore Udhaliyeey kooxda Bisha Cas Waxaana Ciyaartaay ku dhamaatay 1 IYO 2 oo ay gusha saas Ku Raacday kooxda Bisha cas

Maalinimadda Bari ah ayaa waxaa garoonka Yamays ee gaalkcyo kulanka kobaad ku ciyaaraya kooxaha kala ah Santoos iyo Kooxda GSC oo labaduba kadhisan  gaalkcyo Halka Kulanka labaad ay Wada Ciyaari donaan koxaha kala ah Sinaay Iyo Hormar

FG Hadaba Waxa logu Baaqayaa dhamaan Jaaliyadaha somaliyeed Gaar ahaan Kuwa Daneya arimaha Sportska Inay gacan ka geystaan is dhax Galka Dhalinyarada Somaliyeed si lo gaaro Nabad iyo Hormar Wixii Fah Faahin ah kalasoo Xirir macalin Maxamed Cabadlla Aadan oo ah Gudoomiyaha isdhax galka dhalinyaradda ee gobalka Mudug wuxu sitaa hadad rabta inaad la xirirto macalin Maxamed Cabdalle Aadan 0025290397742 Ogow Sportska waxa Kamamnuuca ah Qabyalada

Maxamed Laki
Saadaal Media
Gaalkcyo Puntland

Hoos  Kadaawo Sawirada

1

2

 

3

6

7

8

9

13

 

 

 

 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Fartaag1-225x145 Dhagayso Maamulka Jubbaland oo ka Hadlay War Murtiyeedkii IGAD Kaso Baxay
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qodobadii Dowladu ay Shaacisay Sheegayna In ...
IMG_0676 Dhagayso Madaxweynaha Puntland oo DFS Uga Digay Burburinta Dhismaha Jubbaland
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka Hadlay Dhismaha Jubaland iyo dhowrista dastuurka DFS ayuu soo ...
Ciidamada-dowladda-Bay-300x201 (2) Dhagayso:- Maamulka gobolka Bakool oo ka Warbixiyay Howlgalo ay deeganadaasi ka wadeen
- May 25, 2013
Masuuliyiinta gobolka Bakool oo maalmihii ugu danbeeyay Howlgalo ka waday deegaano ka tirsan gobolkaasi ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Dowlada oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay gobolka Gedo.
- May 25, 2013
Dagaal qaraar oo u dhexeeya Ciidamadda Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca, Ciimadda Dowladda oo kaabaya, iyo ...
DSC00128 Dhagayso+Sawiro:- Arday Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Caabudwaaq.
- May 25, 2013
Waxaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud Munaasibad balaran oo shahaadooyin lagu ...
ahlu suna Dhagayso:- Ururka Ahlusunna oo ku baaqay arinta Kismaayo wada hadal in lagu dhameeyo
- May 25, 2013
Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka dagaalama deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee dalka  Soomaaliya ...
SONY DSC Dhagayso:- Gollaha Samatabixinta Puntland oo kulan ku yeeshay Qardho.
- May 25, 2013
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gollaha Samatabixinta Puntland iyo ...
Dagaal beeleed Dhaagayso:- Aanooyinka Qabiilka oo kusoo badanaya gobolka Shabellaha dhexe.
- May 25, 2013
Tan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha ...