Dhagayso:- AMISOM oo beenisay inay Ciidamo gaynayso gobolka Galgaduud

Warar meel mihii ugu danbeeyay la isla dhex marayay ayaa sheegayay Cutubyo ka tirsan Ciidamadda Nabad ilaalinta ee AMISOM in la gaynayo deegaano ka tirsan Gobolka galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Afhayeenka AMISOM oo Saxaafadda la hadlay ayaa beeniyay xiligani in la gaynayo Ciidamo ka tirsan AMISOM deegaano hoostaga gobolka Galgaduud, Cali Xumud ayaa xusay Ciidamadda AMISOM deegaano kooban in loo qorsheeyay.

Wuxuuna sheegay Afhayeenka AMISOM marka la gaynayo deegaano kale oo ka baxsan kuwa ay iminka ku suganyihiin in marka hore loo baahanyahay in loo gudbiyo AU iyo QM si ay markaasi usoo saxiixaan laakiin aan la iska gayn karin Ciidamo.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Hilowle Dhagayso:- Hilowle Aadan oo Cadiifad Qabiil mid hawan ku Tilmaamay Mowqifka Dowladda ee Jubboyinka
- May 18, 2013
Siyaasiga Hilowle Aadan Maxamuud oo kamid ahaa ragii gacanta ku hayay Shirkii Kismaayo ee ...
Barre-Hiiraale Dhagayso:- Balanbale oo Barre Hiiraale laga taageeray
- May 18, 2013
Kadib markii Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynayaal farabadan oo yeelanayaan maamulka Jubbaland ayaa waxaa ...
UDAD-Party Dhagayso:- Ururka UDAD oo dhaliilay Maamulka Faroole
- May 18, 2013
Urur Siyaasadeedka UDAD oo kamid ah Ururada ka jira deeganada Puntland ayaa ku dhaliilay ...
Kismaayo-37 Dhagayso:- Mid kamid ah Siyaasiyiinta Jubboyinka oo Shir Jara’id Muqdisho ku qabtay, kana hadlay Iska hor imaadkii Kismaayo ka dhacay.
- May 18, 2013
Shir Jaraa'id oo Maanta ku qabtay Magaalada Kismaayo Ex Xildhibaan Maxamed Cumar Geddi ayuu ...
DSC09839 Dhagayso+Sawiro:- Baarlamaanka Somalia oo kulan la qaatay Waftigii ka socda Baarlamaanka Carabta iyo Shariif Xasan oo kasoo dhex Muuqday Xarunta gollaha Shacabka.
- May 18, 2013
Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan xarunta golaha shacabka kula qaatay waftiga uu hogaaminayo ...
deeqo Dhagayso:- Maamulka degmada Warta-Nabadda oo soo Gabagabeeyay Olole ay Wadaan maalmihii u danbeeyay
- May 18, 2013
Shir Jaraa'id oo Maanta ku qabateen Magaalada Muqdisho Maamulka degmada Wartanabadda ayay ku sheegeen ...
DSC00192 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka hadlay Jubbooyinka, Somaliland, iyo Federaalka.
- May 18, 2013
Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad balaaran oo ...
Madaxweynaha Dhagayso:- Madaxwaynaha maamulka S/land oo Khudbad Xasaasi ah ka Jeediyay Xuska 18 Ka May
- May 18, 2013
Madaxwaynaha maamulka Soomaaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta ka qayb galay Munaasibad ...