Dhagayso:- Beesha Sade oo Kulan looga soo horjeedo Maamul u samaynta Jubboyinka ku yeeshay Muqdisho
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Odayaal Siyaasiyiin Haween iyo Haldoorka Beesha Sade ee ku nool Magaalada Muqdisho, waxaana kulankaasi looga hadlayay arimaha Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo iyo sido kale Taageero loo muujinayay Dowladda dhexe ee Soomaaliya.
Furitaankii Kulanka ayaa waxaa Khudbado ka jeediyay Siyaasiyiin iyo qaar kamid ah odayaasha Beesha Sade ee kulanka ka qayb galay waxaana ay ku dheeraadeen sida ay muhiim u tahay in la dhagaysto baaqyada ay dirayaan.
Nuur Cali Xuseen oo kamid ahaa dadkii shirka kasoo qayb galay ayaa Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay halkaasi, wuxuna sheegay shirkani maanta ay qabteen inuu daba socday shir ay horay beeshu u yeelatay isla markaasina ajandihii shirkaasi la iskula soo qaaday wixii kasoo baxay maanta halkan laga aqrin doono.
Dadkii shirka ka hadlay waxaa kamid ahaa
Cali Maxamed Aadan (Cali Xaashi)
Xuseen Caydiid (Cul-ujoog)
Nuur Faarax Xuseen (Nuur Gaab)
Waxaana ay dhamaantodba halkaasi ka sheegeen inaysan xiligani haboonayn in shirka Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka uu ka furmo Magaalada Kismaayo, sidoo kalana waxay Taageereen inay dowladda Soomaaliya doorwayn ka qaadato wax walba oo dalka Soomaaliya laga samaynayo gaar ahaan Maamulada loo samaynayo deegaanada Jubbooyinka.
Maaha markii ugu horaysay ee Kulan ay ku yeesheen Wax garadka Beesha Sade dhawaan ayay ahayd markii ay Magaalada Muqdisho kulan ku yeesheen looga hadlayay arimaha Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.









Hada ayaa siriq loodhigay xasan culuso waxa hortaala 2 mid un,!
Inuu yimaado !
Inuu noqdo hogaamiye kooxeed oo ay sharciyadiisu dhacdo!
Caalamiu ishuu kuhayaa kubadane xagiisaa loosoo laaday
laadka kubada aad sheegayso mashaqaynayo xasana dalka isagaa madax weyne ka ah ee ma kenya ayaa wadanka xukunto ogoow wadanka in ay kajirto dawlad la aqoonsan yahay ee sidee wax uga hir galayaa shirka kasocdo kismaanyo waa maya jawaabtu
Ar xasan maskax kaweyn baaalasaaaray oo N,G,O, kabadan ee ninka howsha laqabta , haduuba keenay inuu wasiiradii uukusoolaabto sidii walaaalkiiis kahoreeeyeee, shariifkee, ceebna maaahan diyaarad maduulinkareee iskasoowareeeji bahasha isteerinkeeda hadiinan wadikarinlol,
aryaa siriqdaa sheegayso waa siriqdaay?jaalle marexaan warkiisa waa cad yahay maxaa la sameenaa marka ma la boodboodaa?
kkk 4 qof ee xerada badbaado ku jirto intalagu aruurriyo hol 4hawiye ah ne ay garab fariistaan loo joojin maayo. ee mareexan ka la reabo wa rer Gado. no all mareexan. ee la soco sxb shirkane wuu furmay al ready ee ninkan aya la tusinaya caalamka . w msr dhuxulow. warkisa oocad ne o qoral ama cod ah wuu so bixi doona maalmaha soo socda
Caalamkaa la tusinayaa ayaaba ugu qosol badan!
Mindhaa caalamka Kenya ayey u heystaan!
War caalamku wuxuu u yaqaannaa Axmed Madoobe inuu yahey maamul isagu is magacaabey. Adduunkana xurmo kuma leh qof isagu is magacaabey oon sharciyeysneyn.
Isaga dadka iskugu yeeraya jagada uu sheeganayo iyo awoodda malloo magacaabey mise waa loo doortey?
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ma sheegaadkii ba mise waa mareexaan sax ah! kkkkkkkkkk o ninkii maanta shirka ku qabtay Kismaayo soow mareexaan mahaan? yaa labaada boonti mareexaan ah? wadaad yare kkkkkkkkkkk adigu who are you? maxaa ka galay warka Jubbaland? Anigu kama hadlo Muqdisho, Jawhar, Balaadweyn, iyo tuladda Balcad. sxb maxaad ogu khafiiftay Jubbooyinka.
Libaax
Adigu ma is hubtaa inaadan Kililka ka imaan?
Haddaad R/Kililka tahey anigaa kaaga xaq leh Jubbooyinka, dalnimo iyo derisnimaba. Qofka wax oggolaanaya adiga ma ahane anigaa ka walaal ahaan ay tahey inaan ku oggolaado inaad dalkeyga ila degto.Haddaad u maleyso inaad adigu ii oggolaaneyso inaan Jubbooyinka ka hadlo waad riyooneysaa,laakiin yeysan qarow kugu noqon.
Afar qof oo xirada dhadhab kaso qaxdaye oo ogaaden aah anaga hada nahaye waxbo noomayerin karaan anaga hada nahaye besha gal jaceel waxan racsanahaye beesha mareexan hiil iyo hool ba wana u og nahaye iney yihiin majority ga jubbalnd waxan leha nahaye dadka degan ka u dhashaye ha dhistan no qofka yimadaye NFD ama Ismaamulaka ethoupia kuwa gumeesta ha hesto shirkaana hadi la dhiso dagak ayuu is kubadalaya wabilaahi tofiiq
Taageerada aad bixinkarto maxay tahay dadkaadi baa dhadhaab ka buuxa maad iyaga wax kutaageertid @ wadadyare been ayaad naftaada u sheegeysaa kililka nfd j.lnd dhamaan dadka kudhashay waa walalo isku abtir manihin bee sed igaa xigtaa deegaanka absame ???? Cadaado ayaad ku abtrsataa lkn jubaland iyo bakool inta aanka dego cid aan marti ooga ahy majirto jubaland adaa matri ku aha maamulka waa la dhisi sx dhib malaha hadii maalmo yar dib loo dhigay koley inaan dhisno way naga go antahay hasoo habaabin abtirkaada ha dafirin ilahay baa oomanaha kugu beeray yaad eersan w,yare walidey ma rkin adoo qiraya wanaag ay raaskaambooni kasameeyeen kismaayo intay hayaan ?? Lkn waxaad buun buunisaa xumaaan dhulkaada ololaya waad amaantaa sx qudhunka aad wado kala dhaxbax umada AGAAAAAAAAAAAAAA maga wadad uma qalantid ee iska dhig sx
DDSI NFD Jubbaland
Saddexda magac ood isku qaadatey ayaa tusinaya macno darrada aad meesha ku heysaan!
Adigu si shakhsi ah immisa qofbaad tahey immisa degaan ama dal ayaanad u qeybsami kartaa?
Anigu dadka adigoo kalaa oo gobollada fog oo xataa dalka soomaaliyaba ka baxsan dadka iyagoo deggan soomaaliya gobol ka mid ah doonaya iney ka arrimiyaan waxaan u arkaa dad wareersan oo intey dadka Jubbooyinka colaad geliyaan hadhow degaankooda u nabaddaa iska fariisanaya iney yihiin.
Aniguse ka muwaadin soomaaliyeed oo deggan Muqdisho nabadda iyo colaadda Kismaayo si toos ah ayey ii taabaneysaa. Waxeyna toos ugu yeelaneysaa nolosheyda saameyn waxa Kismaayo ka dhacaa. Keebaa labadeenna marka xaq u leh inuu ka hadlo?
Waxaan ahey muwaadin ka xanaaqsan iney dowlad ajnebi ah ku qabsato dowladdiisi maamul u sameynta gobol ka tirsan dalkeeda ee xaq ma u leeyahey inaan dowladdeyda la safto mise uma lihi?
Igadaan aad sheegeysaani maxey tahey xaggeese kasoo gashaa dalkeenna? Yaa siiyey xaqa ay dowladda ugu gacan dhaafayaan dhulkeeda?
Dowladdeenna iyo dowlad kale haddey isku qabsadaan dalkeenna gobol ka mid ah waajibku waa inaan dowladdeenna garab istaagno. Adigu haddaad tahey muwaadin u dhashey dowladdaas deriskaa ama aad u tahey dabo dhilif iyada la safan adey ku jirtaa.
@ w,yare waxaad ka xuntahay dadka dhulkooda utashanaya lkn habarka aad wado aduu dib kuugusoonoqon dowlada meesha kuma arko ee waxaan arkaa koox isbahaysatay oo danaystayaal aha deegaankanaga ubaajin mayno mooriyaantiina uganda brundi iyo jabuuti ayaa daba dhilif utihiin ee may wax idin qabaan kenya iyo ethiopia anagu dhul baan kulenahay haday nataagerene khalad uma arko waayo jabuuti baad wadataan dowlad uma aqoon sanin mamulkana waan dhisanaynaa bal maxaad awoodi kartaan??
Kkkkk waxaan aad iyo aad ulayaabay kuwaleh ethiopia ayaa wax guu maysata war heedhe Ethiopia waxaa kunool shantii soomaaliyeed ee horay miyaad umaqashay nin hawiya ah ayaa lagu guumaystaa, war hadaan mid kuu sheego qabiil aan maanta daganay magaalo madaxada dawlada soomaalida Ethiopia majirto ee taa ogow, bal aanmid kutusee mawaxaad kaxun tahay beesha daarood ee tashatay, war heedhe daarood ilaahay ayaa bad kadhigay ee adigoo ilaahay laan gaabkaadhigay ayaad doonaysaa inaad hadasho, midakale sxb intaa waxba ha u arkin, ee sxb waxaan rabaa inaa inaan maxaad ukala qaadaysaa umada soomaaliyeed ee dagaalku aad iyo aad ka udaaliyey , sxb waxaan rabaa inaad iiga gaadhsiisid walaalaga jooga jowhar , balad wayne iyo balcad fariintan” war maanta lamajoogo wakhti qabiil ee waxaa inoo soo ifaw waxaynu waligeen raadinayney oo ah dawlada maanta kajirto dalka, war sxb waxaad leedahay waxaan taageersanahay beesha mareexaan ee maxay kalayihiin beelaha meesha wada dagan iyo mareexaan, sxb kafakar siday soomaali maanta nabad lagu waaro ugaadhi lahayd , waxaan lahad layaa xamar cade iyo ku wa kalee soo raaca