Dhagayso:-Madaxda Urur Siyaasadeedka Hor-cad oo Ka Hadlay Dilkii Sheekh Cabdulqaadir Gacmey’
Urur Siyaasadeedka Horumarka iyo Cadaaladda Puntland ee HORCAD madaxdeda Gar ahaan kuwa magaaladda Boosaaso ayaa ka Hadlay Dilkii Sheekh Cabdulqadir Nuur faarax Logu Gaystay Magaalada garowe ee Caasimadda Puntland
Cumar Ismaaciil Waaberi ayaa shalay Hadal kajediyeey magaalada Boosaaso waxa una shegay inay Tacsi u Dirayaan dhamaan Qarabada iyo Asxaabtisi sheekh Cabdulqadir Gacmey’Waxana u shegay inay aad uga xunyihin In la laayo Culumada somaliyeed
Ugu Dambayn Waabari Waxa u shegay In lo Bahaanyahy In Dowladu ay Arintan wax Ka Qabato
Hoos kadhagayso codka
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








