Dhagayso:- Qaban Qaabadii ugu danbeysay ee Shirka Mamul u samaynta Jubbooyinka oo Kismaayo ka socda

Waxaa ka soconaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose shirar balaaran oo looga arin sanayo shirka lagu wado inuu ka furmo maalinta bari ah 23/Feb/2013 Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Guddoomiyaha gudiga Farsamada Mamul u samaynta Jubbooyinka Macalin Xaashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay marnaba inuusan dib oga dhici doonin xiligii loogu talagalay Shirka Maamul u samaynta xiliga uu furmo.

Dhanka kale wuxuu ka hadlay Wafdiga ka socda Gudiga Farsamada Maamul u samaynta Jubbooyinka ee maraya deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile

Source codka:Simba


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. wadaad yare says:

    Arrinta is weydiinta mudan waxey tahey muxuu yahey mowqifka Itoobiya ee ku wajahan Jibbooyinku? Ma taageersantahey mise way kasoo horjeeddaa maamulkaas shirkiisu ka socdo hadda Kismaayo?

    Haddey kasoo horjeeddo way soo bixi doontaa,laakiin aan kasoo qaadno iney taageersantahye maxaa sabab u ah Itoobiya oo Ogaadeen wax la raadineysa maxaa ku hoos qarsoon?!!!!
    Haddeyba Itoobiya arrintaas Jubbaland taageersantahey oo ay dhab tahey waxey ka leedahey ujeeddo shirqool oo culus. Waxaanan la yaabbanahey waxa la isku warsan la,yahey ujeedkaas!
    Haddaan dhanka wanaagga ka eegno oon niyadda u hagaajinno Itoobiya waa iney dooneyso iney Ogaadeenka ku laaluushto Jubbooyinka si ay Gobolka Ogadenya nabad u qaataan oo ay shidaalka si nabad gelyaa ugala soo baxdo! Waa suurto gal iney sidaasi jirto waana sida hadda Ogaadeenka Jubbaland taageersan u qaateen kuna shaqeynayaan.
    Sida kale oo suurto galkaa waxey tahey in Itoobiya dooneyso iney isku disho kalana disho Ogaadeenka iyo soomaalida kale oo ay conflict ka dhex abuurto ay isku colaadiyaan waqti dheer si iyadu ay soomaalida kale uga hesho garab lagu cuna qabateeyo Ogaadeenka.
    Waxeyna kale oo arrintaasi ku saacideysaa Itoobiya iney soomaalida isku jaan jaanto oo iyagu isku sameeyaan containment ama iney iyaga isku mashquuliso oo ay firaaqo u waayaan iney dhistaan dowlad xoog leh.
    Maxey kale oo tahey waxa Itoobiya Ogaadeenka garabka u siineyso yaa sheegi kara?!!!
    Yaa haddaba labadaas suurto gal dhib iyo dheef ku qaba?

  2. magan says:

    wadaad yare.
    sida aad wax u sheegayso waa caqligaaga iyo aragtidaada.ethiopia wey isbadashay gobolka ogaden dadkiisii ayey u ogolaatay in ay maamulaan waxaana ka dhisan ddsi oo horumar la taabankaro gaadhay.jubooyinka dowlada itoobiyo dan weyn kama laha laakiin waxay rantaa in nabadgalyo laga sameeyo alshabaabna laga saaro taa waxaa suurta galiyey kenya iyo ogadenka deegaanka dagan .hadaba waxay xaq u leeyihiin in ay maamul goboleed samaystaan
    arrintaa waxaa soo dhaweeyey lacagna ku bixiyey beesha caalamka keynya iyo etoobia oo ah igaad wey taageersanyihiin.
    maadaama dowlada soomaayaa ay fadaraal tahay waxaa lagamaarmaan ah in maamul laga sameeyo jubooyinka iyo gedo oo xuduud laleh etoobiyaa iyo keynya si looga hortago argagixisada hadaba taas weye danta labada dowladood ay u taageerayaan maamul u sameynta jubooyinka iyo gedo.waa suurogal in ay danekale ay jiraan iyo ganacsiga iyo nabadgalyada.

  3. sagag boy says:

    Asc waxaan layaabay caqliyarida dadka qaar .
    Jubooyinka marka laga reebo so Ogaden 90% kama ahan oo malahn side loogu laalushi ma Ninba gurigiisa lagulaalushi oo Laguna sosobi.
    Mida kale gpbolka ogaden itooboyaa baadtiri
    Who is Ethiopia ? Ma Tigre ba ? Ma Oromo ? Ma can far ba? Yaa ulajeeda ethiopia?
    Somalida Ethiopia dagan cidna dhulkama qaadan karto kaman liitaan dadka aadledahya waykaqadanayan ninwalban dhulkisa dasturka fdrlk ayaa u ogol. Waxaan kuleeyahay! العلم قبل القول والعمل




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

ahlu suna Dhagayso:- Ururka Ahlusunna oo ku baaqay arinta Kismaayo wada hadal in lagu dhameeyo
- May 25, 2013
Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka dagaalama deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee dalka  Soomaaliya ...
SONY DSC Dhagayso:- Gollaha Samatabixinta Puntland oo kulan ku yeeshay Qardho.
- May 25, 2013
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gollaha Samatabixinta Puntland iyo ...
Dagaal beeleed Dhaagayso:- Aanooyinka Qabiilka oo kusoo badanaya gobolka Shabellaha dhexe.
- May 25, 2013
Tan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha ...
21_igad_summit Daawo Sawirada:- Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka
- May 25, 2013
(Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ...
Kismaayo (4) Dhagayso:- Jaaliyada Beesha Sheekhaal ee Jarmalka oo Taageeray Mid kamid ah M/waynayaasha Jubbaland
- May 24, 2013
Jaaliyada kasoo jeeda Beesha Sheekhaal oo ku nool dalka Jarmalka ayaa taageerayay Xasan Xaaji ...
guryo-burburin-003 Dhagayso:- Howlgal laga sameeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo
- May 24, 2013
Ciidamada amaanka oo ay horkacayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo  ...
mud.. Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo M/Wayne Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...
amiin22 DHAGEYSO:Gabayga Mise Guurowga Ugu Hadalhaynta Badan Saaxada Saxaafada Soomaalidda Todobaadkaan.
- May 24, 2013
Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir oo loo yaqaan (Amin Arts) ayaa ka sameeyay ...