DHAGAYSO:Dad Danyar ah Oo Raashin Logu Qaybiyeey Gobalka Sanaag

Hayada ICRC ayaa Raashin ugu Qaybisay Dad Danyar ah Degaanka ceel-bu ee gobalka sanaag waxaana Rashinkan u isugu jiray Bariis Bur Iyo Saliid

Sidoo Kale Dadkan ayaa isagu Jira kuwa da ‘ah iyo sidoo kale Kuwaan Waxba Haysan waxaana lo qaybiyeey Agab ay kujiftaan Qosaaskan Raashinka iyo agabka lasiyeey ayaa u Mahad celiyeey Hayada ICRC Oo Iyadu gacan weyn ka Geysatay sidii Dadkan Maskiinta ah Loso gaarsin lahaa Raashin iyo waliba Agab ay ku seexdan

Habada Qaar kamid ah Dadkaas ayaa Warbaahinta la hadlay waxayna shegeen in ay aad ugu Faraxsanyihiin gar gaarkan lagusoo garsiyeey degaanka ceel-bu  ee gobalka sanaag

 

Hoos Kadhagayso Codka Ama Riix

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Wali says:

    Waryaa aaway wixii eey khaatumo lahaayeen maxeey dadkan masaakiinta ah waa hore aduunka oogu soo sheegi waayeen khaatumo xun iga dheh buhood baadiyaheeda un beey kolba afar oday shir beena intay qabsadaan khaatumaa nala dhahaa ey yiraahdaanee dadka ay matalaan sow kan gaajada iyo hooy la aanta ah kuwoodii dibadaha jirayna aawaye




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

100_8149 Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
100_8171 Dhagayso+Sawiro Kulan Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Boosaaso Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Kadhacay Caasimada Ganacsiga Maamulka Puntland ee Boosaaso Munaasabad Balaaran Taas oo Lagu ...
Ciidamada1 Dhagayso:- Ciidamadda DFS ee degmada B/xaawo oo Gadood sameeyay, iyo Taliyihii Ciidamadda DFS ee g/ Gedo oo la badalay
- May 22, 2013
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka sameeyay degmada Baladxaawo ee ...
DSC06605 Dhagayso:- Xildhibaanadii Mooshinka keenay oo sheegay Awoodii R,W Saacid in uu la wareegay Xasan Sheekh
- May 22, 2013
Kadib markii Maanta dib loo dhigay Mooshinkii ay qaar kamid ah Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ...
xoosh-300x168 Dhagayso:- Xildhibaan C/rixman Xoosh Jabriil oo ka digay Madaxwaynayaasha Faraha badan ee Kismaayo inay Al-shabaab ku biiraan
- May 22, 2013
Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah Mudanayaasha baarlamanka Federaalka Soomaaliya, xubina ka ah ...
images (1) Dhagayso:- Shir Loga Hadlayo Amaanka Saxafiyiinta Somaliyeed oo Ka furmay Addis Ababa
- May 22, 2013
Shir Looga Hadlayo Amaanka Suxufiyinta Somaliyed ayaa ka Furmay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta ...
Baarlama Dhagayso:- Xildhibaan Cabdi Barre oo kamid ahaa Xildhibaanadii Mooshinka waday oo si kulul u eedeeyay Madaxda Dowladda
- May 22, 2013
Mid kamid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka waday Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Saacid oo Saxaafadda kula ...
IMG_2055 Dhagayso:-Baarlamanka Somaliya oo Laalay Mooshinkii laga keenay Saacid
- May 22, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta gollaha shacabka Magaalada Muqdisho Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ...