Dhagayso:- Kaluumaystada Degaanka Garacad ee Gobalka Mudug oo ka Cabanaya Maraakib shisheeye
Waxaa Kasoo Baxaysa Kaluumaysatada Degaanka Garacad Qayla dhaan ku Adan Maraakib Shisheeye oo Jiriif Xoogan ku Haya Xeebaha Degmadaas garacad ee gobalka mudug
Axmed Cali Waxa u Kamid yahay Kaluumaysatada Degaanka Garacad ee gobalka Mudug waxa u Warbaahinta u shegay Inu Haysto dhib Kaas oo ah Inay Meel kamari layihiin Maraakib Waweyn oo Jiriif ku Haya Xeebaha degaankaas Khayraadka Halkaas kujirana Labaxaya
Sidoo kale Waxa u shegay Inaysan Iska dhicin Karin Marakabtaas Madama laga awood badanyahay
Hoos kadhagayso Codka ama Riix
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








