Dhagayso+Sawiro:Ciyaar Saaka Garoonka Yamays Gaalkcyo Ku dhex Martay Kooxaha Hormar Iyo Sinaay

Waxaa Saaka oo Jimco ahyd Ciyaar ay kabilaabatay gaar ahaan Koobki Tayenta Da Yarta Sportska gobalka mudugoo u Hormuud ka ahaa Macalin Maxamed Cabdalle garoonka Yamays ee magaalada gaalkcyo waxaana saaka o jimca ah ciyaaray laba koxood oo kala ahaa Hormar Iyo sidoo kale Sinaay Iyadoo Ciyaartaasna ay ahyd mid aad u Xiiso Badan

Ciyaartan ayaa waxaa ay Dhex Martay saaka Kooxaha kadhisan Magaaladda gaalkcyo ee kala ah Horumar Iyo Sinaay
Ciyartan ayaa waxaa werarka waday Kooxda   Sinaay Iyadoo qaybti Dambe ay Wadeen werarka

Waxaa ciyaartaas ay kusoo Dhamaatay 1 Iyo 0 oo ay ku Badisay Kooxda Hormur e kadhisan gaalkcyo

Hadaba Galabta Waxa ciyaaraya iyo ciyaaraha kaleba e dhacaya ee gobalka mudug waxaa ino diyaarisay wariye Bishaaro Bashiir katirsan Warbaahinta Saadaal Media gaalkcyo

 

Hoos kadhagayso Warbixinta Bishaaro bashir oo Saadaal Media katirsan

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile

Xafiiska Wararka Saadal Media Gaalkacyo

Hoos kadaawo Sawirada Ciyaarta

2

 

3

4

15

ggg

14

6

12

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

caasimada-muqdisho (1) Howlgalo Balaaran oo saaka ka socda Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka ...
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada ...
IMG_4284 Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa”
- Jun 19, 2013
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii ...
Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...
Sequence-06.Still007 Dhagayso+Sawiro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Odayaal Dhaqmeed Kulan kula qaatay
- Jun 18, 2013
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed la qaatay ...
2 (2) Dhagayso+Sawiro MCH Cusub oo maanta laga Furay Caabudwaaq
- Jun 18, 2013
Waa munaasibad maanta lagu furayay MCH-cusub Kaasi oo Loogu magacdaray Mid kamid ah xafadaha Magaaladda ...
images Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll ...
IMG_429011-300x200 Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya
- Jun 18, 2013
  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii ...