DHAGAYSO:Tababar Loga Hortagayo Dawooyinka an Tayada lahayn oo Lagusoo Xiray magaalada Garowe
Xarunta Wasaarada Cafimaadka ee Puntland ee magaalada garowe waxaa lagusoo gaba gabeyey Tababar ku saabsanaa ku shaqaynta shaybaaradda casriga ah iyo sidii loo baari lahaa tayadda dawooyinka Dalka soomaliya la keeno
Gaba gabada Tababarka Waxa kasoo Qayb galay Masuliyiin u kamid yahay Wasiirka cafimaad ee puntland Dr Cali Cabdullahi Warsame ‘Saraakil kasocotay hay’adda cafimaadka Aduunka ee WHO iyo Waliba masuliyiin Farabadan kuwaas oo dhamaanba ha hadlay Madashaas
Dr.Cali Cabdilaahi Warsame oo Khudbad kajediyeey madashaas ayaa ku dheraaday isala markaasna Dar Daaran u jediyeey Dhakhaatirta Halkaas ku sugnaa Waxana u shegay in lo baahanyahay In wacigalin lo sameeyo shacabka Reer Puntland
Dhinaca kale isna waxaa Hadalka Qaatay Agaasimaha wasaaradda caafimaadka ee Puntland Dr.Cabdirisaaq Xirsi Xasan waxa una sheegay ahmiyada uu tababarkaani lee yahay,wuxuna dhankiisa tibaaxay inay lama huraan tahay ka shaqaynta bad baadinta caafimaadka sahcabka Soomaaliyeed
Gaba gabadii waxaa Halkaas ka hadlay oo hadalka qaatay Dhakhatirti loso Xirayeey Tababarka waxayna shegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin Tababarkan maanta logusoo gaba gabeyeey magaaladda garowe ee caasimadda puntland waxayna shegeen in ay bulshadooda si wanaagsan ugu shaqayn donaan
Hoos Kadhagayso codadka Ama Riix
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Saadaal Media
Garowe”Puntland”Somaliya








