DHAGAYSO:Wafti U Hogaaminayo Qoraa Maxamed Daahir Afrax oo So Gaaray Magaaladda gaalkcyo
Waxaa Maanta kasoo Dagay garoonka Diyaaradaha ee Cabdullahi yuusuf ee magaaladda gaalkcyo Wafti Balaaran oo u Hogaaminayo Qoraa “Maxamed Daahir Afrax isagoo Safarkiisa u ku Weheliyeey Dr Cabdirashiid Maxamed Ismaaciil oo ah Gudoomiyaha Gudiga Badbadinta Afka Soomaaliga Waxana Garoonka Kusoo dhaweyeey Masuliyinta gobalka’Kan Degmada Iyo Sidoo kale Qaar Kamid ah shacabka gaalkcyo
Waftigan ayaa Maanta kasoo Duulay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaliya Dadka so dhaweyey Gudoomiyah waxaa kamid ah Gudoomiyaha gobalka Mudug ee dhinaca Puntland Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) Iyo sidoo kale Wasiiradii Hore Haweenka ee Puntland Marwo Caasho Gelle
Waxaa Ugu horeyn ka Hadlay Halkaas oo Waftigan So dhaweyeey Gudoomiyaha gobalka mudug ee Puntland Mudane Maxamed Yusuf Jaamac Tigey Isagoo shegay In kamaamul ahaan ay aad usoo dhawaynayaan Qore Maxamed Daahir Afrax
Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee gaalkcyo saxaafada isna Kula hadlay Qoraa Maxamed Daahir Afrax Waxana u shegay In u aad ugu Faraxsanyahy Imaanshaha Magaalada gaalkcyo iyo sida wanaagsan ee magaaladda logusoo dhaweyeey
Hoos Kadhagayso Codka Gudoomiyaha gobalka Mudug
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Hoos kadhagayso codka Qoraa Maxamed Daahir Afrax
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Ama ku dhagayso Mobile
Maxamed Laki
Saadaal Media
Gaalkcyo “Puntland”Somalia








