Dhagayso:- Soomaliland oo gacanta kusoo dhigtay Rag looga shakisanyahay Al-shabaab

Howlgalo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Soomaaliland Ciidamadda Amaanka ee Maamulkaasi ayay kusoo qab qabteen rag lala xiriirinayo inay gacan saar la leeyihiin Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Soomaaliland iyo Taliyaha Ciidamadda Booliska oo Shir Jara’id si wada jir ah ugu qabtay Magaalada Hargaisa ee Caasimada Maamulka Soomaliland ayaa ka dhawaajiyay inay gacanta kusoo dhigeen dad lag tuhun sanyahay inay gacan saar la leeyihiin Al-shabaab.

Wasiirka oo aan sheegin tirada dadka la xiray ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadaan tuhmaneyaasha, marka uu dhammaadana ay fasaxi doonaan dambi-laaweyaasha, halka damniileyaashana ay maxkamadeyn doonaan.

Maxamed Nuur Carraale waxa uu sheegay in howlgallada ammaanka ee uu wado maamulka in looga gol-leeyahay in caalamka loo muujiyo in deegaannada Somaliland ay ammaan yihiin.

Wuxuu shacabka ugu baaqay inay dulqaad muujiyaan inta ay socdaan howlgallada ammaanka, isla markaana ay kala qaybqaataan sugidda ammaanka.

Hoos ka dhagayso Shirkii Jaraa’id ee Hargaisa ku Qabten Labada Masuul ugu horayn waxaa hadlaya Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliland.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Fartaag1-225x145 Dhagayso Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Fartaag oo Saadaal Media Uga Waramay So Magaacbista Golaha Wasiirada Jubbaland
- May 20, 2013
Maamulka Jubbaland Oo dhawaan Lagu doortay Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa ...
download Dhagayso:Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Fah Faahin Kabixisay Imtaxaanadka Iskuulada Puntland
- May 20, 2013
Wasaarada Waxbrashada Puntland Oo Wada Qorshihii Ugu Danbeeyey Ee Imtaxaanka sanad dugsiyedka Waxbrasho 2012-2013 ...
Xoosh Dhagayso:- Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo Saadaal Media oga Warbixiyay Waxyaabihii Kismaayo oga qabsoomay
- May 20, 2013
Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Maxamed Xaashi oo ku baaqay dowladda in looga danbeeyo arinta kismaayo
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamulka Somali Central State Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo Waraysi siinayay Warbaahinta Saadaal ...
44 Dhagayso:- Baarlamanka Soomaaliya oo Kulan Maanta ku yeeshay Muqdisho
- May 20, 2013
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo soo jeedinta gudiga Maaliyadda Baarlamanka. Kulanka baarlamaanka ...
SAM_7791 Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada…..
- May 20, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay ...
IMG_0375 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray..
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta xariga ...
Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...