Sports

DSC02197

Dhagayso+Sawiro:- Dhalinyarada Sportska degmada Caabudwaaq oo agab Sport la gudoon siiyay

Share        Xarunta Tababarka Dhalinta Daljir Ee (DLC) Ayaa Maanta 50 Kortoon Oo Kubado Ah Gudoonsiisay Gudoomiyaha Sportska Ee Dagmada Caabudwaaq. Wariye Ayaanle

Continue Reading »

Qeybta Sports

10

Daawo Sawirada:- Ururka Dhalinyarda SYAO OO Tartan Loogu Magacdarey Isdhexgalka Dhalinyarda ku soo Gabagabeysey Magaalada Baydhabo.

ShareUrurka u dooda Xuquuqda Dhalinyarada Soomaaliya ee SYAO ayaa ku soo Gabagabeeyay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Tartan Isboorti oo muddo Todobaad socday, kaasoo ay ka

Continue Reading »

Sports Archives

kkkkkkkkkkkkkk
Dhagayso:Wasaarada shaqada Iyo Shaqaalaha Puntland Oo wada Tartan Ciyaraeed ay ka Qayb galayaan Qaar kamid ah Gobalada Dalka
- Apr 11, 2013
Wasaarada Shaqada iyo shaqalaha,Dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland ayaa magaalada Gaalakacyo ku Qabanaysa Cayaaro ay ka Qayb Galayaan Puntland,Galmudug,Ximin iyo Xeeb iyo Ahlu Sunna Waljamacaa Koobkaas oo lagu Magacdara koobka Nabada ...
14
Dhagayso+Sawiro:Koobkii Sera C ee Kasocday Garoonka Yamays gaalkcyo oo Meel Wanaagsan Maraya
- Mar 22, 2013
Waxaa meel Wanaagsan Maraya Koobka Sera C ee Ciyaaraha Kubada cagta ee kasocda Garoonka Yamays Gaalkcyo iyadoo uu ciyaarahaas Hormuud u kayahay Macalin Maxamed Cabdalle Aadan oo ah Khabiir isboortis Waxaa ...
DSC00824
Dhagayso+Sawiro:- Munaasabad ay ka qayb galeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka DFS oo ka dhacday degmada Caabduwaq
- Mar 15, 2013
Xaflad balaaran oo qalab is boorti ku kala gudoomayeen Guddoomiyaha Xiriirka qaban qaabada Olombikada Soomaaliyeed iyo Guddoomiyaha Sports gobolka Galgaduud Ayaa maanta ka dhacday degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Munaasabadan ...
14
Dhagayso+Sawiro:Ciyaaro Xiiso Leh Oo Saaka kadhacay Garoonka Yamays Gaalkcyo
- Mar 15, 2013
Kulan Xiiso Badan ayaa saaka oo jimca ah kadhacay Garoonka Yamays Waxaana wali Si toos ah u socda Cupka Sera C oo in Muda ah kasoconayeey Garoonka Yamayska Saaka Qaybta ...
1
Dhagayso+Sawiro:Ciyaaro Xiiso Badan oo Saaka kadhacay Garoonka Yamays gaalkcyo
- Mar 8, 2013
Waxaa Saaka oo jimco ahayd Garoonka Yamays gaalkcyo Ciyaar ku dhex martay afar koxood oo kala ah FC GFC FC HormarĀ  FC Al Raxma Iyo waliba Fc Yamays Water Ciyaartan ...
4
Sawiro:Koobka Tayeenta Da Yarta Gobalka Mudug oo Si Toos ah u Socda
- Mar 7, 2013
Waxaa Garoonka Yamays gaalkcyo Galabta Ciyaar Xiiso Badan ku Dhex martay Kooxaha Heerka Labaad ee Kala ah Mudug Star Iyo Kooxda Kabida Ciyaartaas oo ahyd mid Weraar iyo Weraar Celis ...
12
Dhagayso+Sawiro:Ciyaar Saaka Oo Jimca Ahyd Ku Dhex Martay Garoonka Yamayska Kooxaha Dhagaxleey Iyo Faluuja
- Mar 1, 2013
Waxaa saaka ay Ciyaar Xiiso Badan ay ku dhexmartay Garoonka Yamays gaalkcyo Kooxaha kala ah dhagaxleey iyo faluuja Halkaas oo labada Kooxodba ay kuso Bandhigeen Ciyaar wanaag Labadan kooxod oo ...
ggg
Dhagayso+Sawiro:Ciyaar Saaka Garoonka Yamays Gaalkcyo Ku dhex Martay Kooxaha Hormar Iyo Sinaay
- Feb 22, 2013
Waxaa Saaka oo Jimco ahyd Ciyaar ay kabilaabatay gaar ahaan Koobki Tayenta Da Yarta Sportska gobalka mudugoo u Hormuud ka ahaa Macalin Maxamed Cabdalle garoonka Yamays ee magaalada gaalkcyo waxaana ...

Next Page »

Recent Posts