Opinion
Daawo Sawirada:- Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka
Share(Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka
Qeybta Opinion
XOG:- Kenya iyo Itobiya oo durba isku khilaafay Maamulka Jubbaland iyo wada xajood u socda.
ShareWadamada Kenya iyo Itoobiya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State ayaa waxaay marki ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda
Opinion Archives
Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir oo loo yaqaan (Amin Arts) ayaa ka sameeyay Sawir Kartoon ah Fikirkiisa ku aadan qaabka ay dowladda Soomaaliya wax u wado. Amin ayaa ku cabiran ...
Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?W/D Leyla Xuseen Cilmi - May 19, 2013
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada ...
MOOSHIN LALA HABAABAY.W/D KHALIF ASHKIR. - May 16, 2013
BISHII AGOOST SANADKII LA SOO DHAAFAY, AYAA SOMAALIYA KA BAXDAY KU MEEL-GAARNIMADII OO AY DAWLAD DHAMMAYS AH NOQOTAY. HALKAAS WAXAA KA BILOWDAY, REJOOYIN IS DIIDAN OO ISUGU JIRA:- YIDIDIILOOYIN IYO QUUS-QAADASHO. ...
Waa Yaab!! Dadka wax loo Sheegayaahi Sow Soomaali ma aha? W/D Wariye Qoraa Cabdinaasir Xirsi Iidle - May 14, 2013
Waxaa la yiri “Dal aan Luqad lahayn waa Geedi aan Sahan lahayn” Murtidaan markaad fiiriso waxa ay ku Qotontaahi waa Run, markaan sidaaas leeyahay waxaan ula jeedaa hadaan iftiimiyo waa ...
Maxaa ka Jira in Xildhibaanada qaar ay Wadaan Mooshin lagu afgambinayo RW Saacid - May 14, 2013
Ra'iisul wasaaraha Soomaliya Dr Saacid waxaa uu iminka xilka hayaa muddo 8 bilood ah, ka dib markii lagu soo doortay nidaamka 4.5-ka ka dib markii uu madaxweyne Xasan Sh Maxamud ...
Maxaa Amniga Madaxweynaha Khatar loo Geliyey ? - May 14, 2013
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA AGAASINKA & ISKU DUBARIDAHA HOWLAHA XAFIISKA WASIIR KU XIGEENKA WASAARADA WARFAAFINTA, BOOSTADA & ISGAARSIINTA, GAADIIDKA CIRKA & DHULKA War Saxaafadeed (Press Release) Ujeeddo : Dhibaatooyinka Amni Xumo ee Ka jira Garoonka Muqdisho Fadeexadii 1aad :Shilkii ...
Xarumaha lagu Sameeyo Kaararka Aqoonsiga (IDCARD) ee Muqdisho oo Maalmahaan Mashquul Noqdey - May 12, 2013
Iyadoo weli ay ka Xiran tahay Wadadda Makka Al Mukarama iyo Wadooyinka qaarkood Gawaarida Daabusha Dadweynaha ee loo yaqaan (BL-ka) loona Ogal yahay oo keliya in ay maraan Gawaarida yar ...
Dhagayso+Warbixin:- Xukuumadda Saacid oo iska indho tirtay Dhibaatada ka Taagan Caabudwaaq - May 10, 2013
Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud waxaa ka da'ay maalmihii ugu danbeeyay Roobab si xoogleh u saamayeeyay dhamaan adeegyadii kala duwanaa ee Magaalada, sida isku socodka dadka iyo Gaadiidka iyo ...
Next Page »










