Somali News

Uhuru-Kenyatta1

Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlay arinta Kismaayo.

ShareMadaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka mid ahaa Madaxweynayaashii ka qeybgalay shir madaxeedkii IGAD ee Addis Aababa lagu qabtay ayaa khubad uu kulanka ka

Continue Reading »

Qeybta Somali News

Baydhabo27

Dhagayso:- Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxyadii ka dhacay magaalada Baydhabo

ShareInta la ogyahay 3-qof ayaa ku dhintay ku dhawaan 15-ruux oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxyo is xigxigay oo shalay ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo

Continue Reading »

Somali News Archives

Kismaayo_iyo_Garoonka-620x330
Dhagayso:- Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo ku baaqay in la iska celiyo Maamulka Axmed Madoobe
- May 26, 2013
Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo kamid ahaa Xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa isla markaana ah siyaasi kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka oo ka hadlayay Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii IGAD iyo ...
axmead-madowbe
Dhagayso:- Taageerayasha Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho.
- May 26, 2013
Taageerasyaasha Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay yeesheen ku taageeray Maamulka Axmed Madoobe, baaqna ugu diray Dowladda Federaalka Soomaaliya ee hogaamiyo Mudane Xasan ...
Taliska Ciidamadda Xogga dalka by saadaal
Dhagayso:- Saraakiisha ugu saraysa Ciidamadda XDS oo Maalintii labaad ku Xayiran Garoonka Kismaayo.
- May 26, 2013
Waxaa malintii labaad ku xayiran Garoonka Axmed Gurrey ee Magaalada Kismaayo Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulihiisii kadib markii ay ku amreen Ciidamadda Kenya iyo kuwa Ururka Raaskambooni inaysan ...
Caabudwaaq (O
Dhagayso:- Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo gacanta ku dhigay rag dad kusoo laayay Kilil5aad
- May 26, 2013
Ciidamadda Amaanka degmada Caabudwaaq ayaa gacanta kusoo dhigay rag kasoo baxsaday Xuduuda Ismaamulka Somalida Ethiopia uu la leeyahay degmada Caabudwaaq, kuwaasoo deegaano ka tirsan dalkaasi Ethiopia kusoo laayay dad rayid ...
Kismaayo-32
Dhagayso:- Kulan lagu Taageerayay Warmurtiyeedkii IGAD oo Kismaayo ka dhacay.
- May 26, 2013
Kulan ay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen qaar kamid ah Salaadiinta iyo Nabadoonada ku dhaqan deeganada Jubbooyinka ayay kaga hadleen xaaladaha ka taagan Kismaayo isla markaana ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA
Dhagayso:- C/naasir Seeraar oo Shir Jara’aid Kismaayo ku qabtay, si kululna u Weeraray Siyaasada Dowladda ee Jubboyinka.
- May 25, 2013
Maamulka Jubaland garabka Axmed Madoobe ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku daydo inay ciidamo u dirto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka maamulkaas Cabdinaasir Seeraar ayaa ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA
Dhagayso+Sawiro:- Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka dhacday Kismaayo, iyo Dowladda oo edayn loo jeediyay.
- May 25, 2013
Shir maanta ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo islamarkaasina ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah ergadii ka qeybqaadatay shirkii maamul u sameynta Jubooyinka, masuuliyiin ka tirsan maamulkii KMG ahaa ee Kismaayo, ...
DSC02544-125x90
Dhagayso Dabaal Dagyo kasocda Magaalada Adis Ababa kaas oo ku aadan 50 Sano guradii kasoo Wareegtay Aas asaskii Midowga Afrika
- May 25, 2013
Waxaa ku sugan Maagaalada Adiss Ababa Axmed Maxamed Cali Caano geel oo katirsan Codka Nabada Waxaa u noga Warbixyeey munasabadii logu Dabaal Dageyeey 50 Sano Guuradi kaso Wareegtay markii la ...

Next Page »

Recent Posts