XULKA SAADAAL

images

Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo

Share  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll Yaasin Raader ayaa waxaa Caawa so baxaysa fah Faahin ku

Continue Reading »

Qeybta XULKA SAADAAL

IMG_429011-300x200

Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya

Share  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii Qaran ee Dib u Habaynta Waxbarashada kaas oo kafurmay manta

Continue Reading »

XULKA SAADAAL Archives

download (1)
Dhagayso+Daawo:-Xildhibaano Tageersan Jubbaland oo shir Jaraa”id oo Xasaasi ah Muqdisho ku qabtay
- Jun 17, 2013
Waxaa magaaladda Muqdisho ee Caasimadda soomaliya shir Jaraa"id oo Xasaasi ah ku qabtay qaar kamid ah Xildhibaada Barlamaanka soomaliya kuwaas oo Tageersan maamulka Jubbaland ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed ...
maxamed-ugaas-xaashi
Dhagayso:-Ugaaska Guud ee Beesha Sade oo Shacabka Jubbooyinka ugu Baaqay in Amaanka laga Shaqeeyo
- Jun 16, 2013
  Kadib markii u shalay kadhacay magaalada kismaayo kulan Balaaran oo ay isugu yimadeen Waxgaradka Aqoonyahada nabadonada Kismaayo ayaa waxaa inta badan kulankaas Diirada lagu sarayeey Nabad galiyada iyo waliba Dagaaladi ...
image (1)
Dhageyso:-Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo ka hadlay Kulankii Odayaasha Jubbaland ee ka dhacay Kismaayo
- Jun 16, 2013
Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa ka hadlay kulan kadhacay magaalada Kismaayo kaas oo loga hadlayeey Xaalada haatan Taagan ee gobalada Jubbooyinka waxaana ka qayb galay Odayaaasha,Waxgaradka,Siyaasiyiinta,ee reer Jubbaland Kulankaas ayaa ...
lllllllllllllllll
Dhagayso:-M/weyne ku xigeenka Puntland”Dowladda somaliya dastuur aan la garanayn Cid Qortay ayeey la Waregayan
- Jun 15, 2013
Madaxweyne Kuxigenka Puntland Oo Furay Kala Fadhiga 30 Ee Golaha Barlamaanka Puntland Dowlada Somaliya Ku Eddeyey In Dalka ku Maamulayso Dastur aan la Garaneyn Meel Laga Keenay & Cid Qortay Madaxweyne ...
illegal_Judgment_Siyaad
Dhacdo La Yaab leh:Ujeedo: Codsi gargaar caddaalad horkeenid gacan-ku-dhiigle Mahad Cabdi Adan
- Jun 14, 2013
Ujeedo:  Codsi gargaar caddaalad horkeenid gacan-ku-dhiigle Mahad Cabdi Adan Ku: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Ku: Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Ku: Guddoomiyaha Maxakamdda Racfaanka Ku: Guddiga Caddaaladda Qaranka Ku: Gddoomiyaha Gobalka Benadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Xog-siin: Taariikhdu ...
gen.cabdu-llahi
Dhagayso Gen.Fartaag”Weerarku Abaabulay Fiqi meel Cidla ah ayuu ku Dhacay”
- Jun 14, 2013
Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Jubbaland Gen Fartaag ayaa Hadal uu shalay kajeediyeey Xarunta Jaamacada kismaayo wuxuu ku sheegay in Dhawaan ay yimadeen Kismaayo wafti kasocda DFS oo u Hogaaminayeey Wasiirka ...
download (1)
Dhagayso Siyaasi Dhuubane oo Digniin Cusub u Diray Madaxweyne Xasan Sheekh
- Jun 14, 2013
Gudoomiyihii Hore gobalka mudug Cabdirashiid Cali Xaashi Dhuubane oo kamid ah Siyaasinta reer Puntland ee gaalkcyo ku sugan ayaa Digniin Cusub u diray Madaxweyna Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Mr Dhuubane ayaa ...
image
Dhageyso Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo ka hadlay Arrinta Jubooyinka & kulan kii Nairobi DFS iyo Axmed Madobe
- Jun 13, 2013
Ugaas Xasan oo kamid ah ugaasyada soomaliyeed ayaa si weyn iga hadlay Maanta arimaha Jubbooyinka iyo waliba isagoo u Hambaleyeey Madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe isagoo sido kale ugaaska  ka ...

Next Page »

Recent Posts