Saadaal Media

Dhageyso Waraysi:-Xildhibaan Mahad Salaad “Hay’adaha amaanka ayaa ka gaabiyay Shaqadooda”
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo waraysi siiyay Sadaalmedia ayaa wuxuu ka hadlay weerarkii ka dhacay Muqdisho oo Al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta Hay’ada UNDP.

Xildhibaanka ayaa eedeyn u jeediyay hay’adaha amaanka wuxuuna ku eedeeyay inay ka gaabiyeen wax ka qabashada amaanka caasimada Soomaaliya.

DHAGEYSO WARAYSIGA XILDHIBAAN MAHAD SALAAD

Dhageyso:- Wadamo ay ka midyhiin Shiinaha iyo Talyaaniga oo doonaya inay maalgashadaan wadanka
Wadamo badan oo ay ka mid yihiin Talyaaniga iyo Shiinaha ayaa doonaya inay maalgashi ku sameestaan wadanka.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Ganacsiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cismaaciil oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu ka waramay wadamada doonayo inay maalgashi ku sameeyaan wadanka.

HALKAAN KA DHAGESYO WASIIR KU XIGEENKA GANACSIGA

DAAWO VIDEO:- Ruwaayada “Qarsataye ma adin qaleen” oo Muqdisho lagu dhigay
Ruwaayada “qarsataye ma adin qaleen” oo ah mid wacyigalin ah oo lagu wacyi galinayay dhalinyarada ayaa waxaa lagu qabtay xarunta maxkamada gobalka Banaadir.

Ruwaayadaan oo ay jilayeen Fanaaniin iyo majaajiliistayaal caan ah ayaa waxaa u soo daawasho tagay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobalka iyo dadwayne badan.

HALKAAN HOOSE GUJI SI AAD U DAAWATO RUWAAYADA.

Madaxweyne Obama oo ka hadlay Weerarkii Muqdisho
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Mareykanka Barak Obama ayaa lagu muujiyay sida uuu madaxweyne Obama uga xunyahay weerarkii argagixiso ee shalay lagu qaaday xarunta Hey’adda U.N.D.P.,  wuxuuna Obama u tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay weerarkaasi.

Madaxweyne Obama ayaa sheegay in dowladiisu ay sii wadi doonto taageerada ay siiso dowlada Federaalka Soomaaliya, isagoo ugu hambalyeeyay ciidamada dowladda sida farsameysan oo ay uga hortageen weeerarkii shalay lagu qaaday xarunta Hey’adda UNDP.

Mudane ka tirsan Congreeska Mareykanka oo lagu magacaabo Kith Elesin ayaa ku baaqay in la soo gebageeyo argagixisada, isagoo hoosta ka xariiqay in cunaqabateynta laga qaado dowlada Soomaaliya ay fududeyndoonto sidii Soomaaliya looga tirtiri lahaa argagixisada.

Dhageyso:- Col. Yaasiin Raadeer”Xaaladayda waa mid wanaagsan Kismaayo ayaana ku laabanayaa”
Xaalada Yaasiin Raadeer oo kamid ah saraakiisha Ururka Raaskaambooni ee Magaalada Kismaayo oo dhawaan lagu dhaawacay Kismaayo ayaa iminka soo wanaagsanaanaysa kadib la tacaalid dhanka caafimaadka ah oo Magaalada Nairobi lagula sameeyay.

Isaga oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Yaasiin Raadeer wuxuu sheegay in xaaladiisa iminka ay aad uwanaagsan tahay sida uu sheegay cidii ka naxeyso iyo qofkii ku farxaysa intaba.

Yaasiin Raadeer Guddoomiye ku xigeenkii Maamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in labo cisho kadib uu dib ugu soo noqonayo shaqadiisa,maadaama xaaladiisa ay iminka soo kabsanayso.

HALKAAN KA DHAGESYAO CODKA YAASIIN RAADEER

Dadkii ku Dhaawacmay Dagaaladii Magaaladda Kismaayo Kadhacay oo Dhawcyadooda la keenayo Puntland
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladii todobaadyo ka hor ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa lagu wadaa in lasoo gaarsiiyo deegaanada Puntland, kadib markii ay codsadeen masuuliyiinta Jubaland, taasi oo ay xukuumadda Puntland ogolaatay.

Saraakiil katirsan wasaarada caafimaadka Puntland ayaa Warbaahinta usheegay dhaawacyada in laga soo dajinayo garoomada diyaaradaha ee Puntland, dhaawacyada ayaa tiradoodu ay dhantahay ku dhowaad 25-qof.

Dowladda Puntland ayaa horay u cambaaraysay dagaaladii ka dhacay magaalada Kismaayo iyadoona ku eedaysay dowladda faderaalka inay qaadayso masuuliyadda dagaalka Kismaayo khasaaraha ka dhashay.

Dagaal magaalada Kismaayo ku dhexmaray ciidamada mid ka mid ah dhalinyarada deegaanka oo sheegay inuu madaxwayne yahay iyo ciidamada Jubaland ayaa waxaa u dhintay 18- qof iyadoo konton qof dad gaarayana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo badankooda ahaa shacabka magaalada Kismaayo dagan.

Ciidamada dagaalamay ayaa dhaawacooda loo kala qaaday magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho, waxaana arintaan ay imaanaysaa xilli isbitaalka guud ee Kismaayo ay soo wajahday dawo yari iyo qalab la’ aan.

Daawo Sawirada Madaxweyne Axmed Madoobe oo Booqday Dhaawaca Coll Yaasin Raadeer
Madaxweynaaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa Cisbitaal kuyaal kenya kula kulmay Coll Yaasin Nuur Gaas radeer oo Dhawaan ay Dhawaceen maleshiyaad Hubaysan

Dhagayso:-Xildhibaan Maxamuud Cabdicasiis”Xukumadda soomaliya Waa Naseeb Daro in Amaanka Muqdisho ay sugi waydo
Xildhibaan Maxamuud Cabdicasiis Cadooyo oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Puntland oo Saxaafada la hadlayeey ayaa sheegay in u aad uga xunyahay Qaraxii iyo weraarkii shalay kadhacay UNDP Muqdisho.

Cadooyo ayaa sheegay in ay Naseeb daro tahay in Xukumadda soomaliya ay wax ka qaban Waydo Amaanka Guud ee muqdisho wuxuna sheegay in ay ku mashquushay say Dastuurka dalka u yaal ay wax uga Badali lahayd.

Hoos Kadhagayso ama Riix

Dhagayso Codka Xildhibaan

Dhagayso:-Odayaasha Gal-Mudug oo Kadigay Dagaalo Kadhaca Kismaayo
Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka Tirsan Nabadoona Dowlad Gobaleedka Gal-mudug Ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobalka Mudug oo Caawa Waraysi Siiyay Saadaal Media aya Waxa uu Shegay in uu Baaq u Dirayo Ciidmada ku Dgaalamaya Magalada kismaayo Waxana uu Tilmaamay in Shacabka Degankasi ay ka Tashadaan Aaayahooda

Dhan kale Nabadoona Cali diiriye Aloore Ayaa Waxa uu dhanka kale uu soo dhaweyay shirka ka soconaya Magaalda Muqdisho ee looga Hadlayo Sidii Hal Maamul Loogu Sameen Laha Dadka Wada Daga Gobalada Dhaxe ee Somaliya wuxuna Sido kale Ka Hadlay Arimo Badan

Hoos Kadhagayso ama Riix

Dhagayso Nabadoon Cali Diiriye by Saaadaal

Dhagayso:-Axmed Madoobe iyo Waftigiisi oo Kenya ku sugan lana Filayo in ay Kismaayo yimadaan Bari
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa kasoo anba Baxay Dalka Itoobiya iyagoo so gaaray Wadanka kenya Gaar ahaan magaaladda Nayroobi.

Wararka an helayno ayaa sheegaya in Waftiga u Hogaaminayo Axmed Madoobe ay usoo Kicitimi Donaan Magaaladda Kismaayo ee xarunta Jubbaland Wararka ayaa Tibaaxaya in Madaxweynaha uu kulamo la leyahay Madaxda Kenya.

Wariye Siciid Cabdi Dahiir Joogsade oo kamid ah Wariyasha ka howl gala Radio Kismaayo oo caawa Waraysi sinayeey Saadaal Media ayaa sheegay in Bari lagu wado Wafti u Hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland in ay imaanaya kismaayo.

Hoos kadhagayso ama Riix

Wariye Siciid Cabdi Daahir Joogsade by Saadaal